Skip to content

Somali/Soomaali Community (B-K)


Early Childhood Family Education / Language Specific / Language Specific: Somali -
ECFE 24-25

This Birth to Kindergarten class explores parenting and child development through a culturally specific lens, while offering English language practice for Somali speaking families. Classes include bilingual staff and/or interpretive support in the Somali language. Online enrollments MUST include at least one adult AND at least one child (look for the "Relationships" button). 

TRANSPORTATION IS VERY LIMITED. If you require transportation, Register for the B-K (ALL TRANSPORTATION REQUESTS) and designate any/all class sections you're able to consistently attend. Families will be placed as possible.
If you are able to provide your own transportation, please register for your first choice class and provide your own transportation.

Dhalashada ilaa xanaanada(kindergarten)
Fasalada dhalashada ilaa barbaarinta qoysaska iyo caruurtooda yaryar waa ay isu yimaadaan si ay u sahmiyaan, u ciyaaraan oona wax u bartaan.
Macalimiinta waalidiinta waxa ay fududeeyaan wada sheekeeysiga ku saabsan korriinka caruurta iyo siyaabaha lagu taageerayo koritaanka iyo wax barashada caruurta ayadoo la dhisaayo xiriirka waalidka iyo caruurta.
Macalimiinta caruurta yar yar waxa ay ka hawl geliyaan caruurta wax qabadyo ama ciyaaro koritaan ahaan ku haboon si ay utaageeraan baahiyaha gaarka ah iyo koritaanka dhamaan caruurta laga bilaabo dhalashada ilaa barbaarinta ama xanaanada.
Dhamaan qoysaska heesta caruurta dadoodu tahay dhalashada ilaa barbaarinta waxaa lagu soo dhaweynayaa fasalada dhalashada ilaa barbaarinta(xanaanada). Fasalada waxaa wax lagu baraa afka ingiriiska laakiin waxaa ay leeyihiin turjumaan kataageero xaga luuqadda hadii loo baahdo.

GAADIIDKA AAD AYUUUYARYAHAY AMAU XADIDAN YAHAY. Haddii aad u baahan tahay gaadiid, Iska diwaangelifasalka dhalashada- barbaarinta ama xanaanada (Birth-Kindergarten), (Dhammaan CODSIGA GAADIIDKA) oo magacowqaybta amadhammaan qaybaha fasalkaeeaad si joogto ah usooxaadiri karto. Qoysaska waxaa fasalada loo gayn doonaa sida ugu haboon ama ugu macquulsan.
Haddii aadgaadiid heli karto oo aad iskuulka adiga imaan karto dooro fasalka dooqaada ah oo iska diiwaan geli.
Mahadsanid!

WEST Somali Mon 1200

  Mary Mischke


Early Childhood Hub West (1317 Charles Ave) : 2245 Classroom
Mondays, Sep 9 - Jun 2
12:00 - 2:00 PM

  No Class Dec 23, Dec 30, Jan 20, Jan 27, Feb 17, Mar 31 & May 26


Su
M
Tu
W
Th
F
Sa


Already started


St. Paul Public School District - MN residents
Available