Skip to content

1 Result

  • Somali Community (B-K) Non-Separating

    A Birth to Kindergarten class which explores parenting and child development through a culturally specific lens. Classes include bilingual staff and/or interpretive support in the Somali language. Online enrollments MUST include at least one adult AND at least one child (look for the "Relationships" button). View Transportation Boundaries HERE. Dhalashada ilaa xanaanada(kindergarten) Fasalada Dhalashada ilaa Kindergarten (B-K), qoysaska iyo carruurtooda yaryar waa ay isu yimaadaan si ay u sahamiyaan, u ciyaaraan, oona wax u bartaan. macalimiinta waalidku waxay fududeeyaan wada sheekaysiga ku saabsan korriinka ilmaha iyo siyaabaha lagu taageerayo koritaanka iyo waxbarashada carruurta iyadoo la dhisayo xiriirka waalidka iyo carruurta. macalimiinta caruurta yaryar waxay ka hawlgeliyaan carruurta waxqabadyo ama ciyaaro koritaan ahaan ku habboon si ay u taageeraan baahiyaha gaarka ah iyo koritaanka dhammaan carruurta, laga bilaabo Dhalashada ilaa Xannaanada(kindergarten). Qaybahani waxay bixiyaan taageero tarjumaad ah oo af-Soomaaliga ah waxayna xooga saarayaan u aragtida iyo waayaha ama khibradaha bulshada Soomaaliyeed.