Skip to content

Somali Community (B-K) Non-Separating


Early Childhood Family Education / Language Specific: Somali -
ECFE 23-24

A Birth to Kindergarten class which explores parenting and child development through a culturally specific lens. Classes include bilingual staff and/or interpretive support in the Somali language. Online enrollments MUST include at least one adult AND at least one child (look for the "Relationships" button). View Transportation Boundaries HERE.

Dhalashada ilaa xanaanada(kindergarten)
Fasalada Dhalashada ilaa Kindergarten (B-K), qoysaska iyo carruurtooda yaryar waa ay isu yimaadaan si ay u sahamiyaan, u ciyaaraan, oona wax u bartaan. macalimiinta waalidku waxay fududeeyaan wada sheekaysiga ku saabsan korriinka ilmaha iyo siyaabaha lagu taageerayo koritaanka iyo waxbarashada carruurta iyadoo la dhisayo xiriirka waalidka iyo carruurta. macalimiinta caruurta yaryar waxay ka hawlgeliyaan carruurta waxqabadyo ama ciyaaro koritaan ahaan ku habboon si ay u taageeraan baahiyaha gaarka ah iyo koritaanka dhammaan carruurta, laga bilaabo Dhalashada ilaa Xannaanada(kindergarten). Qaybahani waxay bixiyaan taageero tarjumaad ah oo af-Soomaaliga ah waxayna xooga saarayaan u aragtida iyo waayaha ama khibradaha bulshada Soomaaliyeed.

EAMES Mon 1230 (Transportation)

  Mary Mischke , Michele Lachowitzer


East African Elementary Magnet School : 1115 Classroom and 1116 Computer Lab
Mondays, Sep 11 - Jun 3
12:30 - 2:00 PM

  No Class Sep 25, Dec 25, Jan 1, Jan 15, Feb 19, Apr 8 & May 27


Su
M
Tu
W
Th
F
Sa


Full - waiting list